Balacuplog. FfarsD84pikr vioedH mGgGg .o

Balac

[[File:Heightdemonstration diagram.png|thumb|Jaantus muujinaya Dhererka, Jooga iyo Balaca isku jiraan labo bar.]]

Balaca (ingiriis: Width) waa cabirka dhererka baladhka u dhexeysa labo barood. Balacu wuu ka duwan yahay Dhererka iyo Jooga.

Halbeegyada Balaca[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Si la mid ah Dhererka iyo Jooga, ayaa Balaca waxyaabo badan lagu xisaabiyaa, halbeegyada ugu caansan ee ka midka ah Halbeega Caalamiga e Dunida ee lagu cabiro dhererka Jooga waxaa ka mid ah:

  • Sentimitir
  • Desimitir
  • Mitir
  • Kilomitir

Iyo kuwo kale oo badan.

lGge oH np့နWOorndy Emy 9.rbbHpdlodUu14 lmOo0La s6tw